Muwaadin, Doonistaada Kaga Qayb-qaado Dhismaha Jidka DAWGA-CAD (DAAWO Oo Ogow Waxa La Qabtey….) !!

DAWGA-CADHargeysa (DC) – Waxaanu muwaadiniinta jecel inay ka qayb-qaataan dhismaha jidadka ka socda Somaliland, gaar ahaan jidka DAWGA-CAD halkan ugu soo gudbinaynaa Muuqaal

Xayeysiis ah oo kuu sahlaya inaad wax ka ogaato faraqa u dhexeeya jidkaasi, imika iyo wakhtigii hore, kaasi oo sidoo kalena kugu dhiirigelinaya inaad doorkaaga ka qaadato.

Halkan hoose ka daawo Muuqaal si hufan u faahfaahinaya sida doorkaaga loogu baahana yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.