Daawo: Dhismaha Jidka Dawgacad iyo Doorka Haweenka Qurba-joogta ah

(Hargaysa Dawgacad) – Gudida Dhismaha Jidka Dawgacad Ayaa Qaadhaan Lacageed oo ka badan 10,000 Oo Dollar ka Gudoomay Qaar ka mid ah Haweenka Reer Somaliland ee ku Dhaqan Wadanka Sucuudiga

Hadaba Hal kan hoose Ka Daawo Faah-faahinta Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.