Guddida Dawga-cad Oo Hambalyo U Diray Shacabka Somaliland

Guddida dhismaha Jidka DAWGA-CAD ee Waqooyiga Hargeysa, waxay shacabka Muslimiinta ah, gaar ahaan reer Somaliland guddo iyo dibadba ku hambalyaynayaan dhalashada bisha Barakaysan ee Ramadaan,

waxayna ILAAHAY ka baryayaan in dhammaanteen in Alle uu khayrkeeda inna siiyo, bishan teeda kale innagu gaadhsiiyo nabadgalyo iyo barwaaqo…

Dawga-cad

 

Guddida DAWGA-CAD

Hargeysa/Somaliland

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.