dawgacad ok

Daawo: Dadka Ku Dhaqan Deegaanada Waqooyiga Hargeysa Oo ka Warbixiyey Fa’iidada Dhismaha Jidka Dawgacad

dawgacad

Hargeysa(Dawgacad) Dadka Ku Dhaqan Deegaanada Waqooyiga Hargeysa Oo ka Warbixiyey Fa’iidada Dhismaha Jidka Dawgacad, sidoo kale Gudida Dhismaha Dawgacad ee Waqooyiga Hargeysa ayaa Kormeer ku tagay Jidka dawgacad oo mudoyinkii u dambeeyey Dayactir Lagu samaynaayey meelihii biyaha Roobabku Wax yeeleeyeen.

Geesta Kale Gudidan dhismaha jidka dawgacad ayaa Fariin U diray dhamaan shacabka Somaliland Gaar ahaan Tageerayasha Dhismaha Dawgacad in ay Si mugleh uga soo qaybqataan dhamaystirka Waddadaasi oo ay dib u bilaabeen Hawlihii Shaqo madaama in muda ah ay hakad ku jirtay hawlihii shaqo ee Jidkaasi oo abarihii wadanka ka dhacay darteed loo joojiyey, Faah-faahinta Warbixintaasi oo Dhamaystiran halkan Hose ka Daawo.