Ganacsatadda Sariibadda Cali Maaweel Oo Qadhaan Lacageed ku Wareejiyay Gudida Dawgacad
Leave a reply
Gudida dhismaha jidka Dawga-cad oo dhawaan soo iibiyay gaadiid iyo qalab casriya oo kala duwan qalabkaasi oo mudo toban sano ah dayac tirkiisa wata, kaasi oo wax lagaga qabanaayo dhismaha wadadaasi Dawgacad iyo horumarinta Deegaanada ku xeeran, sida biyo xidheeno, bacaad celinta iyo wixii lamida,taasi oo ah dedaal ay muujisay gudidani, waxay hadaba xukuumadda & Dadweynaha Somaliland iyo muxsiniinta khayrka jecel-ba ka codsanayaan gudidu inay ka qayb qaataan, Dhaqaalaha ku baxaya shidaalka iyo shaqaalaha, si wadadaasi loo dhamaystiro, Fadlan tabarucaadka ugu hagaaji akoonadan kala ah Dahabshiil 20860 ama Zaad 4733993.
Hargeysa (Dawga-Cad) Gudida Dhismaha Dawga-Cad Ee Waqooyiga Hargeysa ayaa Waxa ay Soo Bandhigay Qalab Cusub Oo Wax Lagaga Qaban Doono Dhismaha Wadaasi, Faah-faahinta Barnaamijkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.