DAAWO: Barnaamij Ku Saabsan DAWGA-CAD Iyo Kormeerkii Guddida Waddada Balli-gubadle

Dawga-cadHargeysa (Dawga) – Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij kooban oo ku saabsan kormeer Guddida dhismaha Jidka DAWGA-CAD iyo Guddida dhismaha Waddada Balligubadle ku soo mareen Dawga-cad ilaa Ceel Sheekh.

Halkan Hoose Ka Daawo barnaamijkaasi oo dhamaytsiran isla-markaana si wanaagsan loo habeeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.