DAWGACAD

Waxqabad Dhab Ah

Skip to content
  • Home
  • About us
  • Gallery
  • Contact us
DAWGACAD

Hargeysa: Guddida Jidka Dawgacad oo Faahfahin ka Bixiyey Lacag qadhaan ah oo Soo gaadhsiiyey Iyo Farriintooda Qurba-joogta

Leave a reply

dhismaha dawgacad

dhismaha dawgacad

Hargeysa (Dhamays) – Guddida dhismaha jidka DAWGA-CAD ee waqooyiga Magaalada Hargeysa oo bilaabay abaabulka wejiga labaad ee dhismaha waddadaasi, ayaa  guddoomay qadhaan lacageed oo ay soo gaadhsiiyeen qaar ka mid ah qurba joogta Somaliland.

Continue reading →

This entry was posted in DAWGACAD UPDATES on January 16, 2015 by admin.

Daawo: Xadhig ka Jaristii Dawgacad iyo Wacdarihii ka dhacay…..

Leave a reply

Continue reading →

This entry was posted in DAWGACAD UPDATES on January 14, 2015 by admin.

Guddida DAWGACAD Iyo Qurba-joog Soo Kormeeray Banneynta Waddada Ceel-Sheekh + DAAWO

Leave a reply

Ceel-Sheekh – Guddida dhismaha Jidka DAWGACAD ayaa shalay kormeer ku soo maray deegaanka Ceel-sheekh ee waqooyiga Magaalada Hargeysa. Continue reading →

This entry was posted in DAWGACAD UPDATES on December 6, 2014 by admin.

Horumarin Lagu Sameeyay Jidka DAWGACAD Iyo Xog-waranka Guddida Gacanta Ku Haysa

Leave a reply

Hargeysa – Dhismaha Waddada DAWGACAD ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa si wanaagsan u socda, sida ay saxaafadda u soo bandhigeen guddida dhismaha Jidkaasi oo doraad booqasho ku tagey halkaasi. Continue reading →

This entry was posted in DAWGACAD UPDATES on November 18, 2014 by admin.

Post navigation

← Older posts
Newer posts →
Error type: "Forbidden". Error message: "The request cannot be completed because you have exceeded your quota." Domain: "youtube.quota". Reason: "quotaExceeded".

Did you added your own Google API key? Look at the help.

Check in YouTube if the id PL3FJYU5uOYlsW0jn8W4w7QPvMju0PFALx belongs to a playlist. Check the FAQ of the plugin or send error messages to support.
Proudly powered by WordPress