DAWGACAD

Waxqabad Dhab Ah

Skip to content
  • Home
  • About us
  • Gallery
  • Contact us
DAWGACAD

Daawo Dadaalka iyo Kormeerka Gudida Dhismaha Jidka Dawgacad + dhamaystirka Wajiga 2aad ee Wadadaasi

Leave a reply

dawgacad(Ceel-Sheekh Dawgacad) – Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD ayaa shalay Kormeer ku soo maray jidkaasi ilaa deegaanka Ceel Sheekh oo uu ka socdo wejiga labaad dhismaha Jidka isku xidhaya Hargeysa, DAWGA-CAD ilaa Ceel Sheekh.

Continue reading →

This entry was posted in DAWGACAD UPDATES on March 7, 2015 by admin.

(Progress of work) Jidka Dawgacad From begining up to now

Leave a reply

(Hargaysa Dawgacad) Warbixin ku saabsan Jidka dawgacad bilaw ilaa wakhtigan Halkan Hoose ka daawo

 

This entry was posted in DAWGACAD UPDATES on February 26, 2015 by admin.

Guddida Dhismaha Jidka DAWGACAD Oo Deeq Lacageed La Soo Gaadhsiiyey

Leave a reply

guddida dhismaha jidka DAWGA-CADHaweenka Qurba-joogta ah ee ku dhaqan dalka Ingiriiska ayaa deeq lacageed soo gaadhsiiyey guddida dhismaha jidka DAWGACAD, kuwaasi oo dedaal ugu jira dhamaystirka waddadaasi oo meel wanaagsan mareysa.

Continue reading →

This entry was posted in DAWGACAD UPDATES on February 13, 2015 by admin.

Daawo: Guddida Dhismaha Dawgacad oo Ka Warbixiyey Halka ay Marayso Waddadaasi iyo Lacag ka soo gaadhay Denmark

Leave a reply

Dawgacad

Hargeisa (Dawgacad) –  Guddida dhismaha Jidka DAWGA-CAD ayaa ka war-bixiyey halka ay mareyso hawsha dhismaha waddadaasi iyo lacago tabarucaad ah oo ay ka heleen qaar ka mid ah haweenka Qurba-joogta ah ee reer Somaliland.

Continue reading →

This entry was posted in DAWGACAD UPDATES on January 24, 2015 by admin.

Post navigation

← Older posts
Newer posts →
Error type: "Forbidden". Error message: "The request cannot be completed because you have exceeded your quota." Domain: "youtube.quota". Reason: "quotaExceeded".

Did you added your own Google API key? Look at the help.

Check in YouTube if the id PL3FJYU5uOYlsW0jn8W4w7QPvMju0PFALx belongs to a playlist. Check the FAQ of the plugin or send error messages to support.
Proudly powered by WordPress