Daawo Dadaalka iyo Kormeerka Gudida Dhismaha Jidka Dawgacad + dhamaystirka Wajiga 2aad ee Wadadaasi

dawgacad(Ceel-Sheekh Dawgacad) – Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD ayaa shalay Kormeer ku soo maray jidkaasi ilaa deegaanka Ceel Sheekh oo uu ka socdo wejiga labaad dhismaha Jidka isku xidhaya Hargeysa, DAWGA-CAD ilaa Ceel Sheekh.

Guddida oo ay wehelinayeen Xubno ka mid ah Qurba-joogta gacanta ka geysta dhismaha jidkaasi ayaa markii ay gaadheen Ceel Sheekh waxay baaq u soo jeediyeen shacabka reer Somaliland, kaasi oo ku wajahnaa inay gacan ka geystaan dhamaystirka jidkaasi oo muhiim u ah guud ahaan isku socodka Somaliland Faah-faahinta Hoos Ka Daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.