Guddida dhismaha jidka Dawga-cad ee waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa dhambaal hambalyo ah oo khuseeya Munaasibadda Ciidal Fitriga u diray dhammaan shacabka reer Somaliland iyo shucuubta Islaamka ah.
Guddida dhismaha jidka Dawga-cad ee waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa dhambaal hambalyo ah oo khuseeya Munaasibadda Ciidal Fitriga u diray dhammaan shacabka reer Somaliland iyo shucuubta Islaamka ah.
Guddida dhismaha jidka Dawga-cad ee waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa ka mahad-celiyey deeq lacageed oo haweenka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden u soo direen in wax lagaga qabto dhismaha Jidkaasi.
Guddida oo caawa shir jaraa’id ku qabtay huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in lacag qadarkeedu yahay 4,364 dollar looga soo kala diray dalka Sweden iyo Hargeysa,
July 04-2014 Hargeysa (Dawgacad) – Guddida dhismaha Jidka Dawga-cad ee isku xidhaya Hargeysa iyo deegaanada Waqooyiga ka xiga, ayaa u mahad celiyey Muwadiniin dalka iyo dibadda ku kala sugan oo u soo diray lacag ay kaga qayb-qaadanayaan wejiga labaad ee dhismaha jidkaasi, kaasi oo isku xidhaya Hargeysa iyo xeebta Ceel-sheekh.
(Hargeysa Dawgacad) – Guddida Dhismaha Jidka Dawga-cad ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa ka mahad-celiyey lacago qaar ka mid ah jaaliyadaha reer Somaliland ee qurbuhu ugu soo tabaruceen dhismaha Jidkaasi, waxayna sheegeen in lacagtaasi ay geli doonto halkii loogu talo-galay.