Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD ee waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa kormeeray dhismaha Jidkaasi oo meel wanaagsan maraya, gaar ahaan ballaadhin lagu samaynayo meelaha jidka Dawga-cad uu gooladaha ku leeyahay. Continue reading
Category Archives: DAWGACAD UPDATES
Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD Oo Deeq Lacageed La Soo Gaadhsiiyey
Guddida dhismaha jidka DAWGA-CAD ee waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa ka mahad celiyey deeq lacageed oo ay soo gaadhsiiyeen jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Kanada.
Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD Oo Ka Mahad Celiyey Deeq Lacageed Oo La Soo Gaadhsiiyey Iyo Baaqa Ay Direen
Guddida dhismaha Jidka DAWGA-CAD ee waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa ka mahad-celiyey deeq lacageed oo qurba-joogta reer Somaliland iyo muwaadiniinta gudaha ku nooli soo gaadhsiiyeen.
Shir jaraa’id oo ay xalay ku qabteen huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxay faahfaahiyeen deeqda lacageed ee la soo gaadhsiiyay iyo halka ay mareyso hawsha dhismaha Jidka Dawga-cad.
Daawo: Qurba joog Ka Badan 50 Xubnood Oo Booqasho Ku Tagay Dawgacad iyo waxa ay ka yidhaahdeen
In ka badan 50 Xubnood oo qurbajoogta dalka Gu sugan iyo Gudida Dhismaha Dawgacad Oo uu Wehelinaayo Xasan Axmed Yuusuf Agasimaha Xidhiidhka Jaaliyadaha Ee wakaalada Qurbajoogta JSL ayaa booqasho ku tagay Wadada Dawgacad Halkaasi oo hawlo shaqo Ka socdaan.