Category Archives: DAWGACAD UPDATES

Guddida Dhismaha Jidka Dawgacad Oo Guddoomay Deeq Lacageed Oo Ka Timid Dalka Ingiriiska

Gudiga-dawgacadHargeysa – Guddida dhismaha Jidka Dawgacad ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa maanta guddoomay deeq lacageed oo xubno ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee Magaalada London u soo direen, taasi oo ay ugu talo-galeen inay kaga qayb-qaataan wejiga labaad ee dhismaha Jidkaasi, oo ah Hargeysa ilaa Ceel Sheekh, kaasi oo dhan 105KM.

Continue reading