Ceel-Sheekh – Guddida dhismaha Jidka DAWGACAD ayaa shalay kormeer ku soo maray deegaanka Ceel-sheekh ee waqooyiga Magaalada Hargeysa. Continue reading
Category Archives: DAWGACAD UPDATES
Horumarin Lagu Sameeyay Jidka DAWGACAD Iyo Xog-waranka Guddida Gacanta Ku Haysa
Hargeysa – Dhismaha Waddada DAWGACAD ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa si wanaagsan u socda, sida ay saxaafadda u soo bandhigeen guddida dhismaha Jidkaasi oo doraad booqasho ku tagey halkaasi. Continue reading
Haweenka Ku Dhaqan UAE Oo Deeq Lacageed Ugu Yaboohey Dhismaha Jidka DAWGACAD
Abu-dubai – Haweenka reer Somaliland ee ku dhaqan degmada Al-cayn oo ka tirsan Magaalada Abu-dubia, ayaa deeq lacageed ugu yaboohay dhisamaha jidka Dawgacad ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, waxayna lacagtaasi ku soo hagaajiyeen isla-markaana kala wareegay Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro) oo safar caafimaad ku jooga dalka Imaaraadka Carabka Continue reading
Sheekh Aaden Siiro Oo Deeq Lacageed Ku Wareejiyey Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD + VIDEO
Sheekh Aaden Siiro oo ka mid ah Culimada Somaliland, ayaa deeq lacageed oo ay ku soo hagaajiyeen Qurba-joogga Reer
Somaliland ku wareejiyey Guddiga gacanta ku haysa dhismaha Jidka Dawga Cad ee waqooyiga Magaalada Hargeysa. Continue reading